Ciidamada Bangaraafta ee ay tababarkooda iyo taakula dooda bixiso Dowladda Mareykanka, ayaa ah ciidamo loo aas aasay iney qeyb ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero argagixisada ee uu Mareykanku kaga jiro Caalamka Islaamka oo ay kamid tahay Soomaaliya, Askariga Bangaraafta ah ayaana taagan booskii askariga Mareykanka, maadaama dowladani aysan ciidankeeda u ogoleyn iney ku dhintaan, dagaallada tooska ah ee ka socda Soomaaliya.
Hadaba maxaan ka naqaan ciidankan.?