Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsBulshada iyo Waxgaradka Ku Dhaqan Jamaame oo Bogaadiyay Dagaalkii ka Dhacay Degaanka...

Bulshada iyo Waxgaradka Ku Dhaqan Jamaame oo Bogaadiyay Dagaalkii ka Dhacay Degaanka Wargaadhi.

Bulshada kala duwan ee ku dhaqan degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayaa bogaadiyay, dagaalkii cuslaa ee saakay ka dhacay degaanka Wargaadhi ee gobolka Sh/Dhexe.

Waxaa kamid ah dadka soo dhaweeyay dagaalkii Wargaadhi, waxgradka ku dhaqan magaalada Jamaame hogaanka u ah beelaha dega gobolka Jubada Hoose.

Halkan ka Degso Xogta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.