Waayihii udambeeyay waxaa aad isku soo tarayay quusta ay dowalaha shisheeye gaar ahaan kuwa reer galbeedku ka muujinayaan Dowladda Fedaraalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.
Xaaladdan quusta ah ayaa sii kor usii kacday markii ay kordheen weerarada ay fulineyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka dhacay Shabeellooyinka, kuwaasoo qalal amni ku beeray shisheeyaha Dowladd Fedaraalka.