Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya dadka bogaadinaya dagaalkii saakay ka dhacay degaanka Wargaadhi oo ay dagaalka kula wareetay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Kuunyo Barroow oo aan makarafoonka warbaahinta Al-Furqaan la dhexqaaday, ayaa aragtooda ka dhiibtay dagaalkii saakay ka dhacay degaanka Wargaadhi.