Dowradaan ayaa waxaa ka faa’iideystay 64 kamid ah haweenka Muslimaadka ah ee ku dhaqan degmada Sablaale ee gobalka Sh-hoose.
Dowrada oo sooctay muddo 4 maalmood ah ayaa waxa ay haweenka ku qaateen duruus kala duwan oo mihiim ah, iyagoona aad usoo dhaweeyay dowrada ay qaateen.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada