Dadka ku dhaqan qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney naftooda uhurayaa guryo ay sheegeen in dad taabacsan Dowladda Fedaraalka ay xoog kaga qaadanayaan.
Dadkaan oo ku dhaqan xaafadda Soonakey ee degmada Hodan ayaa waxa ay sheegeen, iney kasoo horjeedaan siyaasiyiin ay ku eedeeyeen iney awood ciidan u adeegsanayaan boobka dhulkooda.