Waxaa isa soo taraya dadka ka cabanaya dhulboobka ay sida tooska ah iyo sida dadbanba ugu lug leedahay Dowladda Fedaraalka ee ka socda magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.
Qoysaska ku nool Siinka-dheer ayaa si adag uga horyimid qorshe ay wadaan ganacsato xiriir la leh Dowladda federaalka kuwaasi oo doonaya inay xoog ku qaataan dhulkooda.