Saturday, April 26, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Sh-hoose ku Toogtay nin la Shaqeynayay Sirdoonka Dowladda Fedaraalka.

Al-Shabaab oo Sh-hoose ku Toogtay nin la Shaqeynayay Sirdoonka Dowladda Fedaraalka.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee degmada Jannaale ayaa fulisay xukun Xaddu Riddo ah, kaasoo lagu fuliyay nin lagu magacaabo Cabdullaahi Cabdiraxmaan Cali, oo 27 sano jir ah, lana shaqeynayay sirdoonka Dowladda Fedaraalka.

Xukunkaan ayaa wuxuu gelinkii dambe ee shalay ka dhacay fagaare ku yaala deegaanka Ugunji, waxaana usoo daawasho tagay qaar kamid ah dadka deegaanka.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.