Sunday, April 27, 2025
HomeAll NewsSuudaan oo ka Digtay Musiibo Bani'aadannimo oo ka Dhacda Woqooyiga Daarfuur.

Suudaan oo ka Digtay Musiibo Bani’aadannimo oo ka Dhacda Woqooyiga Daarfuur.[WARBIXIN]

Dalka Suudaan waxaa wali ka soconaya dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada Millatariga ee dalkaas iyo Maleeshiyaadka RSF, kuwaas oo ay ku dhinteen tobannaan kun oo ruux kuna barakaceen malaayiin kale.

Gobalka Daarfuur ee dalka Suudaan, waxa uu kamid ah goballada ugu badan ee ay ka dhacaan falal-dambiyeedyada la xiriira dagaallada, waxaana xukuumadda Suudaan ay ka digtay in musiibo banu’aadannimo ay ka dhacdo woqooyiga Daarfuur.

Halkaan ka Degso Warbixinta Suudaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.