Sunday, April 27, 2025
HomeAll NewsMaxaa Kasoo Baxay Shirkii Kampala Ugu soo Idlaaday Madaxda Midowga Afrika.?

Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Kampala Ugu soo Idlaaday Madaxda Midowga Afrika.?[WAREYSI]

Waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda kusoo gabagaboobay shir usocday ururka Midowga Afrika ee ay ciidamadiisu duullaanka ku joogaan Soomaaliya.

Haddaba maxaa kasoo baxay Shirkaas, maxaase ka jira in xaalad kumeel-gaar ah la galiyay Dowladda Fedaraalka, Yoweri Museveni-na uu noqonayo madaxweynaha qarsoon ee Dowladda Fedaraalka? ku dhageyso wareysi aan la yeenay Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed.

Halkaan ka Degso Wareysiga

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.