Cabdiraxmaan Gureey oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay dagaalka ka socda dalka ee udhaxeeya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Dowladda Fedaraalka.
Wuxuu sheegay in awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay maalib maalinta ka dambeysa sii bulaaleyso, halka dhinaca kale uu qiray in Dowladda Fedaraalka uu ku socdo hoos udhac aad uwayn, islamarkaana ay lumineyso degaano iyo degmooyin hor leh.