Markabkan oo ay xoolo ubadan Ariga saarnaayeen, ayaa rogmaday xilli uu marayay marinka muhiimka ah ee Baabul-mandab.
Muuqaal laga soo duubay halka uu ku rogmaday markabka, ayaa lagu arki karaa iyadoo xoolihii ku daatay badda lagu soo samata bixinayo duumo yaryar ah oo ay wataan shaqaalaha markabka.
Wararka ayaa tilmaamayaa in markabkan uu ku wajahnaa qeybo kamid ah dhulka ay degaan dadka Carabta ah, hase ahaatee si rasmi ah looma oga wadanka uu sida gaarka ah ugu socday.