Saturday, June 21, 2025
HomeAll NewsSafaaradda Mareykanka ee Adis Aaba oo Digniin Amni u Dirtay Muwaadiniintooda ku...

Safaaradda Mareykanka ee Adis Aaba oo Digniin Amni u Dirtay Muwaadiniintooda ku Sugan Itoobiya.

War saxaafadeed digniin amni xambaarsan ayaa dhawaan kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee ku taalla magaalad Adis Ababa oo ah caasimadda Wadanka Itoobiya.

Warka kasoo baxay saafaradda Mareykanka ayaa looga digay muwaadiniinta Ameerikaanka ah ee ku sugan wadankaasi, iney ka fogaadaan goobaha ay halisyada kala kulmikaraan, iyadoo dhanka kale loo tilmaamay in amniga dalka Itoobiya aan la isku halleyn karin.

Waxaa si gaar ah looga digay iney tagaan meelaha ay dadku inta badan ku kulmaan, iyadoo loo sheegay khatarta ay la kulmi karaan iyaga iyo qoysaskooda.

Halkaan ka Degso Warka Safaaradda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.