Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsBandhigga Suugaanta Soomaalida iyo Sooyaalkeeda Halganka oo Lagu Qabtay Galgaduud.

Bandhigga Suugaanta Soomaalida iyo Sooyaalkeeda Halganka oo Lagu Qabtay Galgaduud.

Kulan Ballaaran oo lagu soo bandhigayay Suugaanta Soomaalida iyo Sooyaalka ay ku leedahay Jihaadka ayaa ka dhacay Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyo Abwaanno Soomaaliyeed oo goobta kusoo bandhigay Suugaan kala duwan.

Halkaan ka Degso Warka Suugaanta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.