Dowladda Fedaraalka ayaa maanta isku-shaandheyn ku sameysay golaheeda wasiirrada, iyadoo wasiirrada qaar xilalkii ay horay u ahayeen laga qaaday loona magacaabay kuwo cusub.
Haddaba maxay ka dhigan tahay isku-shaandheyntaan cusub, xilli ay Dowladda Fedaraalka mareyso marxalad xasaasi ah? ku dhageyso falanqeyntaan hoose.