Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsWaa Sidee Xaaladda Degmada Aadan-Yabaal Kadib la Wareegitaankii Al-Shabaab?

Waa Sidee Xaaladda Degmada Aadan-Yabaal Kadib la Wareegitaankii Al-Shabaab?[WAREYSI]

Nabadoonno kasoo jeeda beesha Abgaal ayaa gaaray magaalada Aadan Yabaal ee gooblka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Hadaba maxay ku arkeen magaalada, dhibaato intee la eg ayayna ciidamada Dowladda Fedaraalka ka geysteen mudada labada sano kabadan ee ay halkaasi ku sugnaayeen. Waxaa nabadoonnada waraysigaan la yeehay Wariyaheyna Zakariye Cumar.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.