Wasaarada deegaanka iyo cimilada ee Dowladda Fedaraalka aya lagu edeenayaa , in ay san bixin lacagta kirada ee hoyga ay ka dagan tahay magaalda Muqdisho.
Qoyskii lahaa guriga oo warbaahinta lahadlay aya wax ay canbaareyeen falkaani ay wasaaraddu kula kacday , iygoon sheegey in xaqooda la duudsiinayo.
Wakiilka haweeneyda guriga iska leh ayaa sheegay in marar badan ay saxaafadda ka hadleen illaa iyo haddana aysan jirin cid wax ka qabatay tabashadooda.
Halkaan ka Degso Warka Wasaaradda