Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsJufo Katirsan Beesha Ajuuraan oo Boqallaal Neef oo Ari ah ku Wareejisay...

Jufo Katirsan Beesha Ajuuraan oo Boqallaal Neef oo Ari ah ku Wareejisay Al-Shabaab.

Munaasabad ka dhacday degmada Bu’aale ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe, ayay jufada Waaqle oo katirsan beesha Ajuuraan waxa ay ku wareejisay boqallaal neef oo Ari ah, kuwaas oo ay ugu talagashay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha dagaalka.

Jufada ayaa wareejisay 200 neef oo Ari ah, waxaana ugaasyada iyo nabooddana beesha Ajuuraan oo kalimaaad ka jeediyay munaasabadda ay ka hadleen, ujeedka xoolaha ay ku wajeeriyeen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Beesha Ajuuraan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.