Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsHaweenka Hilibka ku Iibiya Garoowe oo ka Cabanaya Canshuuraha Maamulka Puntland.

Haweenka Hilibka ku Iibiya Garoowe oo ka Cabanaya Canshuuraha Maamulka Puntland.

Haweenkaan oo hilimka ku iibiya suuq ku yaalla magaalda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, ayaa ka cabanayaya canshuuro xad dhaaf ah oo uu kusoo rogay maamulka la baxay Puntland ee ka arrimiya magaaladaas.

Waxa ay tilmaameen in lacagta ay ka helaan iibinta hilibka inta ugu badan looga qado canshuuraha uu maamulka soo rogay.

Waxa ay sidoo kale shegeen in askarta maamulka la baxay Puntland ay wadooyinka uga qadanayaan lacagihii yaraa ee u soo haray.

Halkaan ka Degso Warka Garoowe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.