Tuesday, April 29, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Taageersan Dowladda Federaalka oo Ka Hadlay Isku-shaandheyntii Golaha Wasiirada.

Siyaasi Taageersan Dowladda Federaalka oo Ka Hadlay Isku-shaandheyntii Golaha Wasiirada.

Yuusuf Xasan oo ah kamid ah siyaasiyiinta taageersan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in isku-shaandheyntii ay sameysay dhawaan xukuumadda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xamse Cabdi Barre waxba soo kordhineynin, halka ugu badan ee ay habacsanaanta ka haysto Dowladda Fedaraalkana wuxuu ku sheegay inuu ka jiro dhanka golaha wasiirada.

Axmad Macallin Fiqi ayuu si gaar ah usoo hadal qaaday, wuxuu qeexay inuusan waxba kusoo kusoo siyaadineyn wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda uu majaraha uhayo Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.