Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsDad Kasoo Laabtay Koonfur Afrika oo ka Hadlay Dilalkii Dhawaan Soomaalida Loogu...

Dad Kasoo Laabtay Koonfur Afrika oo ka Hadlay Dilalkii Dhawaan Soomaalida Loogu Geystay Dalkaas.

Qaar kamid dad ka yimid dalka Koonfur Afrika ayaa ka hadlay dilalka sii kordhaya ee maalmihii lasoo dhaafay Soomaalida loogu geysanayo dalkaas.

Dadkaan oo qaarkood ka yimid dalka Koonfur Afrika goobjoogna u ahaa dhacdooyin halis badan oo ay kala kulmeen burcadda Koonfur Afrikaanka ah, ayaa waxa ay ka hadleen dilalkii ugu dambeeyay ee dalkaas loogu geystay dhalinyaro Soomaali ah.

Waxa ay dhalinta ugu baaqeen iney dalkooda dib ugu soo laabtaan kuwa hadda joogana aysan aadin dalal Shisheeye, iyagoona hadlay dhibaatooyinka ay ku wajihi karaan wadamadaas.

Halkaan ka Degso Bulshada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.