Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsDarawallada Kaxeeya Mooto-Bajaajta ee Muqdisho oo ka Cabanaya Canshuuro Xad-dhaaf ah.

Darawallada Kaxeeya Mooto-Bajaajta ee Muqdisho oo ka Cabanaya Canshuuro Xad-dhaaf ah.

Dawrawallada kaxeeya Mooto-Bajaajta ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay iney lacago baad ah ka qaaddo waxna aysan ka qaban dhibaatooyinka ay kala kulmaan wadooyinka.

Wadayaasha Mooto-Bajaajta ayaa si kulul uga hadlay, dayacaadda kamuuqata wadooyinka Muqdisho, iyagoo sheegay in ay bixiyaan lacago baad ah oo ay ka qaaddo Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Darawallada Bajaajta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.