Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Inuu Dhulboob ka Wado Muqdisho.

Xasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay Inuu Dhulboob ka Wado Muqdisho.[DHAGEYSO]

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa lagu eedeeyay inuu boobayo dhul ay leeyihiin dad shacab ah oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Dadkan oo ku nool xaafadda buulo Boocleey ee ku taalla agagaarka Miinsaanka dhuxusha ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay iney dhulkooda laga boobayo, islamarkaana ay uyimadeen shaqsiyaad katirsan Dowladda Fedaraalka kuwaasoo usheegay in Xasan Sheekh uu dhulkooda doonayo, ayna uga guuraan sedax maaalin.

Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.