Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Howlgal ay ka Fuliyeen Mandheera ku Dilay Dad Kirishtan Kenyan...

Al-Shabaab oo Howlgal ay ka Fuliyeen Mandheera ku Dilay Dad Kirishtan Kenyan ah.

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen, deegaan katirsan gobalka Mandheera oo kamid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Kenya.

Howlgalkaan ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka Garbo-qooleey oo u dhaw magaalada Mandheera ee ay gumeysato Kenya, waxaana lagu baeegsaday dad Kirishtan Keenyaan ah.

Ugu yaraan 5 kamid ah Nasaarada Kenya ee weerarka lagu beegsaday ayay goobta ku dileen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, halka ay ku dhaawaceen 2 kale.

Marar badan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay howlgallo nuucaan ah ka fuliyeen dhulalka Muslimiinta ee ay xoogga ku heysato dowladda Kenya, kuwaas oo lagu laayay Kirishtanka ay dowladda Kenya ku beertay dhulalka Muslimiinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.