Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 02-11-1446 oo waafaqsan 30-04-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.