Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsRoobab Duufaanno Wata Khasaarana Geystay oo ka Da'ay Woqooyiga Soomaaliya.

Roobab Duufaanno Wata Khasaarana Geystay oo ka Da’ay Woqooyiga Soomaaliya.

Saacadihii lasoo dhaafay roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata ayaa ka da’ay gobalka Hawd ee woqooyiga Soomaaliya, kuwaas oo geystay khasaarooyin kala duwan.

Roobabka ayaa waxaa ku nafwaayay tiro xoolo ah oo Ari ubadan, waxaana ay sidoo kale sababeen burburka xarumo waxbarasho Masjid, iyo guryo la dagan yahay.

Halkaan ka Degso Roobabka ka Da’ay Woqooyiga Soomaaliya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.