Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Weerar Khasaare Dhaliyay ka Fulisay Duleedka Degmada Ceeldheer, Galgaduud.

Al-Shabaab oo Weerar Khasaare Dhaliyay ka Fulisay Duleedka Degmada Ceeldheer, Galgaduud.

Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay maanta halkaasi ka fuliyeen weerar khasaare dhaliyay.

Weerarka ayaa lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugnaa deegaanka “Baraag Sheekh Cabdullaahi” ee duleedka degmada Ceeldheer oo katirsan gobalka Galgaduud.

Inta la xaqiijiyay 1 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa lagu dilay weerarkaan, halka lagu dhaawacay mid kale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.