Waxaa maanta xarunta golaha Baarlamaanka ee Dowladda Fedaraalka ka dhacay, kulan hareeyay buuq iyo sawaxan.
Xildhibaannada mucaaradka oo ku ballamay in Aadan Madoobe uusan shir gudoomin, waxaana markii uu gudooniyaha xarunta soo galay halmar is qabsaday buuq xooggan.