Thursday, May 1, 2025
HomeAll NewsArday Wax ka Barata Machad ku Yaalla Kuunyo-Barrow oo Dowro loo Qabtay.

Arday Wax ka Barata Machad ku Yaalla Kuunyo-Barrow oo Dowro loo Qabtay.[DHAGEYSO]

Dowradaan oo socotay muddo 3 maalmood ah ayaa waxaa lasoo qabtay ardayda wax ka barata madarasada Ceynul Islaam ee Machadka Qurduba oo ku yaalla deegaanka Kuunyo-Barrow ee gobalka Sh-dhexe.

Ardayda ayaa waxa ay dowrada ku qaateen duruus kala duwan iyo muxaadaraad, waxaana sidoo kale loo qabtay tartan lagu nashaad-galinayo ardayda.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.