Wilaayada Islaamiga ah ee Jubada-dhexe ayaa ka warbixisay halka uu marayo dhimsaha wadada isku xir Magaalooyinka Jilib iyo Kuunyo Barrow, iyadoo dhanka kale sheegtay iney soo gabagabeeyeen hagaajinta wadooyinka waawayn ee dhexmara Jilib.
Sheekh Cali Darwiish oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubada-dhexe, ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan uga warbixiyay xaaladda guud ee gobalka uu masuulka ka yahay, iyo mashaariicda ay wado wilaayada.