Munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceelcadde ee gobolka Gedo ayay beesha Reer Garaad ku dooratay naqiib cusub oo ku hogaamiya ku dhaqanak Shareecada Islaamka.
Kulanka waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ku jiraan hogaamiyaasha qabaa’ilka dega Gedo, culimada diinta Islaamka iyo masuuliyiin katirsan maamulka Islaamiga.