Sunday, May 4, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Wax Lala Yaabo ku Tilmaamo in Fiqqi Laga...

Daahir Amiin Jeesow oo Wax Lala Yaabo ku Tilmaamo in Fiqqi Laga Dhigo Wasiirka Gaashaandhigga.

Daahir Amiin Jeesoow oo ah xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay iney wax lala yaabo tahay in Axmad Macallin Fiqi Wasiir looga dhigay wasaarad uu horay uqorsheeyay inuu burburin doono iyo ciidan uu malleeshiyo ku tilmaamay.

Wuxuu xildhibaanku tilmaamay farqiga udhaxeeya filashada Dowladda Fedaraalka ee wax ka bedelka wasaaradda iyo sida ay ukala fogyihiin dadka ay rabto inuu hogaan unoqdo oo ah kuwo ay colaadi kala dhaxeyso horayna uu wax uga sheegay xilli uu mucaarad ahaa.

Halkaan ka Degso Warka Daahir Amiin Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.