Dalka Suuriya oo dhawaan ka xuroobay nidaamkii dhiigyo cabka ahaa ee Bashaar Al-Asad, ayaa waxaa lasoo warinayaa in kooxo gacan saar la leh maamulka gumeysiga Yahuudda ay isku dayayaan iney khalkhal amni ka abuuraan dalkaas.
Koox loogu yeero Durziyada Suuriya, ayuu maamulka Yahuudda qarash badan ku bixiyay sidii uu uga horkeeni lahaa maamulka jira, waxaana warbixintaan ku eegi doonnaa waxa ay tahay kooxdaan iyo saameynta ay ku leedahay mustaqbalka Suuriya.