Sunday, May 4, 2025
HomeAll NewsXamlo Dawaci ah oo ka Socotay Qeybo Kamid ah Jubada-hoose oo Lasoo...

Xamlo Dawaci ah oo ka Socotay Qeybo Kamid ah Jubada-hoose oo Lasoo Gabagabeey.[WARBIXIN]

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa degmooyin iyo deegaanno katirsan gobalka Jubada-hoose ka socday xamlo ballaaran oo dacawi ah, taas oo lagu baraarujinayay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana olalahaan hormuud ka ahaa culimada, odayaasha dhaqanka, iyo abwaannada.

Waxaa lasoo gabagabeeyay xamladaas, wariye Cali Aadan ayaana warbixintaan inooga diyaariyay.

Halkaan ka Degso Warbixinta Xamlada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.