Maamulka Yahuudda ayaa tan iyo markii xilka laga tuuray hogaamiyii maamulkii Nuseriyada ee Bashaar Al-Asad islamarkaana dalkaasi ay la wareegeen kooxaha kacdoon-wadayaasha, wuxuu duqeymo isdaba jooga ah iyo duulaanno toos ah ka waday wadankaasi, isagoo wali arrinkaasi faraha kula jira.
Hadaba maxay tahay danta uu maamulka Yahuudda ka leeyahay duqeymahaan? waxaa falanqeyntaan ku eegaya Salmaan Axmad.
Halkaan ka Degso Falanqeynta Duqeymaha Yahuudda ee Suuriya