Sunday, May 4, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Kordhisay Heshiisyada Lagu Boobayo Kheyraadka Dalka.

Dowladda Fedaraalka oo Kordhisay Heshiisyada Lagu Boobayo Kheyraadka Dalka.[DHAGEYSO]

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa lagu qabtay, shir looga hadlayo sidii lagu boobi boobi lahaa shidaalka qaar kamid ah wadamada ku yaalla qaaradda Afrika oo ay Soomaaliya ugu horreyso.

Daahir Shire Maxamed oo ah Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Fedaraalka oo ka qeyb galay shirkaas ayaa waxa uu sheegay, in Soomaaliya uu ku duugan yahay shidaal badan, Shisheeyahana ay hortaallo fursad ay ku boobi karaan Batroolka ku jira Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegayiney dardar galin doonaan sahminta Shidaalka ee Turkiga, iyo in xukuumadda Ankara ay dhaqan galiso hishiisyadii ay ku iibiyeen kheyraadka dalka.

Halkaan ka Degso Warka Turkiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.