Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la aqoosan ayaa waxa ay habeenkii xalay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ku dileen 2 qof oo shacba ah.
Wararka aya waxa ay tilmaamayaan, in dadka la dilay oo ahaa labo ruux uu midkood waaridye ka ahaa xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Garoowe.
Dilkaan ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay agagarka hoteel ay ku hooydaan dadka safarka ah oo ku yaalla magaalada.