Waalidiinta ku nool dalka Ingariiska ayaa walaac xoogan ka muujinaya caruurtooda ku sugan gudaha dalkaasi , iyagoona sheegey in ay uga cabsi qabaan ka ganacsiga daroogada.
Qaar kamid ah Waalidiinta ayaa tilmaamay in caruurtooda ay adeegsanayaan, rag ku caan baxay ka ganacsiga daroogada si ay Booliska uga dhuuntaan.