Tuesday, May 6, 2025
HomeAll NewsXildhibaanno Weerar Afka ah ku Qaaday Gudoomiye ku Xigeenka 02aad ee Baarlamaanka.

Xildhibaanno Weerar Afka ah ku Qaaday Gudoomiye ku Xigeenka 02aad ee Baarlamaanka.

Xildhibaanno katirsan Dawlada Fadaraalka ayaa werar afka ah ku qaaday, Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ninka lagu magacaabo Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Waxa ay ku eedeeyeen inuusan dhageysanin tabashooda, si gaar ah mooshinnadii ay waayadaan wadeen qaar kamid ah xildhibaannada.

Sido kale waxa ay tilmaameen, in Abshirow uu isaga horkacayo xidhibaanada qaska iyo fowdada ka wada gudaha xarunta Baarlamaanka.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaannada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.