Wednesday, May 7, 2025
HomeAll NewsGanacsatada Khudaarta ee Muqdisho oo ka Horyimid Kuhaarta Laga soo Dhoofiyo Dibadda.

Ganacsatada Khudaarta ee Muqdisho oo ka Horyimid Kuhaarta Laga soo Dhoofiyo Dibadda.

Dhawaan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay shaaca ka qaaday, in Khudaarta dibadda laga keeno aysan wax lacag ah ka qaadin, xilli tii wadanka kasoo go’day ay ku xayirtay koontaroollada laga soo galo magaalada Muqdisho.

Arrintaan ayaa waxaa si adag kaga soo horjeestay ganacsatada iibisa Khudaarta ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, iyagoo nasiib darro iyo la qaadan waa ku tilmaamay in dalka dibaddiisa Khudaar laga soo dhoofiyo iyadoo tii dalka dhibaatooyin kala duwan lagu hayo.

Halkaan ka Degso Warka Ganacsatada Khudaarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.