lyaas Gaboose oo horay usheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka la baxay Jubbaland ee uu hogaamiyo Axamd Madoobe, ayaa sheegay in isaga iyo xubno kale maxaabiis ku yihiin guri ku yaalla magaalada kismaayo muddo lix bilood ah, isagoo sheegay iney afduuban yihiin sida uu hadalkiisa udhigay.
Dhan kale wuxuu ka hadlay xaaladda caafimaad ee ay ku sugan yihiin isaga iyo dadka kale ee la jooga, isagoo sheegay in iyagoo 30 ruux ah ku jiraan guri dhowr qol ah.