Tuesday, May 6, 2025
HomeAll NewsJabuuti oo Billawday Iney Raafto Dadka Itoobiyaanka ah ee ku Sugan Dalkeeda.

Jabuuti oo Billawday Iney Raafto Dadka Itoobiyaanka ah ee ku Sugan Dalkeeda.

Dowladda Jabuuti ayaa bilowday iney raafto dadka Itoobiyaanka ah ee aan ogolaashaha ku joogin dalkaasi.

Dadka la qabqabtay ayaa lagu gurayaa gadiid shabaqlayaal ah, waxaana dib loogu celinayaa wadankooda.

Falkan raafka ah ee lagu qab qabanayo dadka Itoobiyaanka ah ayaa bilowday, kadib markii ay dhamaatay muddo kooban oo dadka Itoobiyaanka ah loo qabtay iney uga baxaan Jabuuti, taasoo ku ekeyd 4-tii bishan.

Halkaan ka Degso Warka Jabuuti

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.