Machad uu leeyahay maamulka Yahuudda oo lagu magacaabo Jerusalem Center for Security and Foreign Affairs, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Dowladda Fedaraalka looga adkaaday dagaalka ay kula jirto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Waxa uu sidoo kale sheegay, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay qarka usaaran tahay la wareegitaanka guud ahaan Soomaaliya, iyadoo geesta kale dowladda Mareykanka ay muwaadiniinteeda uga digtay iney usafraan dalal uu kamid yahay Soomaaliya.