Isbitaalka guud ee degaanka Kuunyo Barrow ayaa wada qallimo lacag la’aan ah, iyadoo durbaba ay isbitaalka soo gaareen dad xanuunsanaa oo qalliimo loo sameeyay.
Agaasimaha isbitaalka ayaa ka warbixinaya qalliimadan iyo mudada ay socon doonaan.