Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsDhalinyarada Xeryaha Qaxootiga ee NFD oo Eedeymo Ujeediyay Xasan Sheekh.

Dhalinyarada Xeryaha Qaxootiga ee NFD oo Eedeymo Ujeediyay Xasan Sheekh.

Dhalinyarada ku dhaqan xeryaha qaxootiga ee dhulka NFD ayaa eedeymo ujeediyay madaxda Dowladda Fedaraalka, iyagoo Xasan Sheekh ku tilmaamay inuu yahay wax dhintey oo aan damqasho laheyn.

Xaalado adag ayay maalihii lasoo dhaafay wajahayeen dadka ku dhaqan xeryaha xaqootiga ee ku yaalla dhulka NFD ee ay xoogga ku heyso Dowladda Kenya.

Dhalinyarada ku daqan xeryahaas oo saxaafadda la hadlay ayaa waxa ay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh ku tilmaamay inuu yahay wax dhintey oo aan damqasho laheyn.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in madaxda Dowladda Fedaraalka ay ku tagri falayaan hantida dadka, halka dadkii ku sugnaa gudaha dalka iyo dibaddiisa ay dhibaateysan yihiin.

Halkaan ka Degso Warka Dhadhaab

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.