Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsKhilaaf soo Kala Dhexgalay Xasan Sheekh & Madaxda Maamul-gabaleedyada ee ku Shiraya...

Khilaaf soo Kala Dhexgalay Xasan Sheekh & Madaxda Maamul-gabaleedyada ee ku Shiraya Muqdisho.

Waxaa fashilmay islamarkaana baaqday shir loo balansanaa inuu galabnimadii shalay ka dhaco magaalada Muqdisho, kaasoo ay Xasan Sheekh iyo madaxweynayaasha kale ee maamul goboleeyada doonayeen iney kaga dhawaaqaan xisbi siyaasadeed oo ay ku midan san yihiin iyaga iyo hogaamiyaasha maamul goboleeyada ee shirka ku wehliya.

Hogaamiyaha maamulka la baxay Koonfur Galbeed C/Caziiz Laftagareen ayaa sabab u noqday inuu baaqdo shirkan, kadib markii uu ood ka keenay habka loo qeybsaday xilalka xisbigan uu qeybta yahay iyo qaab dhismeedkiisa.

Halkaan ka Degso Warka Khilaafka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.