Friday, May 9, 2025
HomeAll NewsHaweeney ay Gurigeeda Xoog Kula Wareegtay Dowladda Fedaraalka oo ka Hortamid Boobkaas.

Haweeney ay Gurigeeda Xoog Kula Wareegtay Dowladda Fedaraalka oo ka Hortamid Boobkaas.

Dhawaan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay shaaca ka qaaday iney ka wareegtay guri leedahay haweeney lagu magacaabo Fahmo Warsame oo kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Saalax Xasan Cumar oo ah Afhayeenka maamulka gobalka Banaadir ee Dowladda Fedaraalka oo akhrinayay digreeto uu ku saxiixan yahay Xasan Sheekh ayaaa sheegay, in ay la wareegeen guriga ku yaalla magaalada Muqdisho oo ay ku andacoodeen in loo adeegsaday falal liddi ku ah amniga sida uu hadalka udhigay.

Fahmo Warsame oo ah haweeneyda guriga iska leh oo ka hadashay arrintaan ayaa sheegtay, in si bareer ah loo qaadanayo gurigeeda eedda loo jeedinayna ay tahay waxba kama jiraan.

Halkaan ka Degso Warka Haweeneyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.