Saturday, May 10, 2025
HomeUncategorizedKhasaare Nafeed oo ka Dhashay Biriq ku Dhacday Suug ku Yaalla Magaalada...

Khasaare Nafeed oo ka Dhashay Biriq ku Dhacday Suug ku Yaalla Magaalada Caabudwaaq.

Maalintii shalay roobab xooggan ayaa waxa ay ka da’een, degmada Caabudwaaq oo katirsan gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Biriq ayaa ku dhacday suuqa Ariga ee magaalada Caabudwaaq, waxaana ka dhisahay dhimashada 1 ruux iyo dhaawaca 3 ruux oo kale.

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Axmed Diiriye ayaa faahfaahin ka bixiyay Biriqda ku dhacday magaalada iyo waxyaabaha ka dhashay.

Halkaan ka Degso Warka Biriqda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.