Saturday, May 10, 2025
HomeAll NewsMaamulka la Baxay Jubbaland oo Cambaareeyay Shirkii Fashilmay ee Lagu Qabtay Muqdisho.

Maamulka la Baxay Jubbaland oo Cambaareeyay Shirkii Fashilmay ee Lagu Qabtay Muqdisho.

Golaha wasiirada ee maamulka la baxay Jubbaland ayaa shalay magaalad Kismaayo ku yeeshay shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayay hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland Axmad Madoobe.

War-saxaafadeed kasoo baxay kulankan ayaa lagu sheegay in maamulkaasi uu cambaareynayo shirka ka dhacay Muqdisho ee udhaxeeyay hogaanka Dowladda Fedaraalka iyo madaxda maamul goboleeyada qaar, waxaana lagu sheegay inuu baalmarsan yahay dasuurta udegan ee ay ku dhaqmaan.

Bayaan kale oo xalay kasoo baxay shirkii Muqdisho ayaa lagu sheegay inaaneyn dhinacyada ka qeybgalay shirkaasi maamul jira u aqoonsaneyn maamulka la baxay Jubbaland ee haatan ka jira Kismaayo, Axmad Madoobe ayaana arrinkaasi aad uga carooday.

Halkaan ka Degso Warka Maamulka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.