C/Raxmaan Cali oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa dil bareer ah ugeystay, askari katirsan ciidanka maamulka la baxay Jubbaland ee ku sugan magaalada.
Dilka wiilkan ayaa waxaa aad uga carooday dadweynaha magaaalada, waxayna dalbadeen in lasoo qabto askarigan dilka geystay.